Wasiirka Gaashaandhiga & taliyaha ciidanka XDS oo gaaray Kambala (Ujeedka)

Wafdi uu horkacayo Wasiirka Magacaaban ee  Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia Cabduqaadir Maxamed Nuur “Jaamac”  ayaa gaaray Magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka Uganda. Waxaa wafdiga qeyb ka ah taliyaha Ciidanka XDS Gen. Odawaa Yusuf Raage, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xasan  Maxamed Saciid Samatar “Gacaliye” iyo xubno kale , Wafdiga ayaa halkaas kaga qeyb galaya shirka Iskaashiga … Continue reading Wasiirka Gaashaandhiga & taliyaha ciidanka XDS oo gaaray Kambala (Ujeedka)